Ciidanka dowladda Soomaaliya oo Howlgal qorsheesan ku dilay Cabdi Xasan Deer

Ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku dileen nin ay ku sheegeen in uu kamid ahaa saraakiisha kooxda Al Shabaab. Saraakiisaha ciidanka xoogga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ciidanka ka fuliyeen degaanka Shaam Gare oo katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen Cabdi Xasan Deer oo katirsanaa saraakiisha … Continue reading Ciidanka dowladda Soomaaliya oo Howlgal qorsheesan ku dilay Cabdi Xasan Deer